Cabdikariin Guuleed oo Eedeymo ka difaacay Ra’isul Wasaare Rooble amaana u jeediyay

Midowga Musharaxiinta ayaa u muuqda kuwa aragti ahaan xiligan sii kala fogaanaya, waxaana musharaxiinta qaar si hoose ula safteen ayna difaacayaan Madaxda dowlada sida Ra’isul Wasaaraha. Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa si kulul ugu eedeeyay Ra’isul Wasaare Rooble in uu ku fashilmay balan qaadyo uu sameeyay ay kamid aheyd in dalka ka hirgalinayo doorasho … Continue reading Cabdikariin Guuleed oo Eedeymo ka difaacay Ra’isul Wasaare Rooble amaana u jeediyay